Faah faahin ku saabsan halka Saldhigyada Militariga ee dalka Itoobiya noqon doonaan oo la shaaciyay !!

Dawladda Faransiiska iyo Itoobiya ayaa wada gaadhay heshiis dhanka Militariga ah gaar ahaana taageeridda ciidamada Badda ee Itoobiya samaysanayso kadib bookhasho laba maalmood ah oo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ku joogay dalka Itoobiya. Safarka Madaxweynaha Faransiisku ku galaa-bixiyay dalalka Bariga Afrika ee Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ayaa lagu macneeyay mid uu ku xoojinayo kaalintiisa Bariga … Continue reading Faah faahin ku saabsan halka Saldhigyada Militariga ee dalka Itoobiya noqon doonaan oo la shaaciyay !!